Adam Caporn waa macalinka cusub ee kooxda kubadda kolayga ee Boomers, ee Australia.
Adam wuxuu caawimi jiray tababaraha washington Wizards.
Wuxuu ka caawiyay Boomers inay ku guulaystaan bilad naxaas ah ciyaaraha olompikada.
Adam wuu ku faraxsan yahay inuu tababare u noqdo kooxda Boomers.