Belle Brockhoff waa ciyaaryahan ka soo jeeda Australia.
Waxay ku dhacday oo dhaawac ka soo gaartay dhabarka.
Waxey caawimo u tagtay isbitaal ku yaalla giriigga.
Belle niyad wanaagsan bay ku jirtaa, oo wehelkeeduna isagay la joogaa.
Waxay joogi doontaa Giriigga si ay ula qabsato inta aysan guriga aadin.